Nabadoono dhaliilay dowlada Imaaraadka Carabta oo la dhigay xabsiga Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa xabsiga Magaalada Boosaaso ku xiray nabadoono ka tirsan waxgaradka beelaha oo dhaliilay xiriirka ka dhexeeya Puntland iyo dowlada Imaaraadka. Nabadoonada la xiray ayaa lagu kala magacaabaa Diraac Yuusuf Buuxe iyo Cawad Maxamed Faarax, waxayna shalay warbaahinta mariyeen dhaliil ay ka qabaan heshiisyo ay sheegeen in maamulka Puntland uu la galay dowladda Isutaga … Continue reading Nabadoono dhaliilay dowlada Imaaraadka Carabta oo la dhigay xabsiga Boosaaso